Madaxweyne Biixi oo daah furay Qorshe mudo shan sano ah soconaya (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku hawlgeli doonto hay’adda dhawrista tayada Somaliland. Munaasibadda daah-furka qorshaha shanta sano ee hay’adda dhawrista oo lagu qabtay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, … Continue reading Madaxweyne Biixi oo daah furay Qorshe mudo shan sano ah soconaya (Daawo Sawirada)